Xukuumada Itoobiya oo ka carootay hadal ka soo yeeray dowlada Maraykanka

Itoobiya ayaa ka codsatay Mareykanka in uu joojiyo faafinta waxa ay ugu yeertay wararka been abuurka ah ee ka dhanka ah dalkaas. Wasiiru dowlaha isgaarsiinta Itoobiya ayaa muujiyey sida ay dowladiisu uga xun tahay hab dhaqanka Maraykanka. Warkan ayaa soo baxay kadib markii Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ay soo saartay digniin ku saabsan weerarro … Continue reading Xukuumada Itoobiya oo ka carootay hadal ka soo yeeray dowlada Maraykanka